Radio Kulmiye - Xubinta Aragtidaha Dhagaystaha waa Xubin aan ugu talo galnay inay dhagaystaayeesheenu isku aragti dhaafsadaan. Si aad uga qeyb qaadato dhagayso oo ku xirnow Xubintaan oo barnaamijka Barnaamijka Galab Wanaagsan
Radio Kulmiye - Xubinta Noo sheekee.... Kusoo gudbi sheekooyinka maadda iyo madadaalada leh ee aad hayso. Sheekooyinka aad noo soo dirtaan waxaan ku akhrinaynaa barnaamijka Galab Wanaagsan Talaado Walba Haddii Alle idmo.
Abwaan Guure - KULMIYE KULAMA JIRO, KAAMANA JIRO. Hambalyo Howl-wadeenada Radio Kulmiye iyo Bulshada siiday kalsoonideeda. | Facebook
Radio Kulmiye - Xubinta noo Sheekee…! Waa Xubin aan ugu talo galnay inay nagula wadaagaan dhagaystaasheenu sheekooyinka maadda ama madadaalada leh ee maskaxdooda ku jira. Soo qor sheekadda aad hayso oo noogu
Radio Kulmiye - Jimco Wanaagsan Asxaabta ku xiran Page-ka Radio Kulmiye KNN waxaan ku wargalineynaa in caawa hadii Alla idmo uu si toos ah u bilaaban doono Tartanka Degmooyinka Gobalka Banaadir Saacadu
![RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia – 88.0 MHZ News, Views, Aritcles, Sports, Entertainment and More RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia – 88.0 MHZ News, Views, Aritcles, Sports, Entertainment and More](https://i.ytimg.com/vi/pqecKaxb3c0/mqdefault.jpg)